Home
 
Welcome to the Frontpage
KULMIYE oo Cududii Taageero ee ugu Cuslayd ka Muujiyey Caasimadda Hargeysa iyo Nuxurka Hadalladii Masuuliyiinta PDF Print E-mail
Written by eMAGAZIN   
Saturday, 05 June 2010 13:22

Hargeysa (hoobaan.net)- Xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE, ayaa taageeradii ugu miisaanka waynayd ee xisbi ka muujiyey taageerayaashiisa caasimadda Hargeysa oo manta kumanaan qof magaalada harqiyeen.


Manta (04/06/ 2010) oo xisbiga KULMIYE u lahaa ololaha soo bandhigadda taageerayaashiisa ee
gobollada dalka oo dhan, waxa fagaaraha beerta Xorriyadda ee magaalada Hargeysa, kaaas oo noqday isu-soo-baxii ugu cajiibsanaa ee ugu dadka badnaa, kuwaasoo Hoggaanka sare ee xisbigu kala hadleen halkaasi, iyagoo u soo u sharraxay barmaamujkooda siyaasadeed ee ay doonayaan in lagu doorto iyo ballanqaadyadooda.

Last Updated on Saturday, 05 June 2010 22:42
Read more...
 
Xisbiga UDUB oo Ololihii Doorashada Madaxtooyada Bilaabay Maanta PDF Print E-mail
Written by eMAGAZIN   
Thursday, 03 June 2010 17:35

Hargeysa (Hoobaan.net) Waxaa maanta si rasmi ah u bilaabmay Ololaha Doorashadda Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland 2010, sida lagu baahiyay Jadwalka kaltanka ee Ololaha 3 xisbi ayaa waxaa ugu horeeyey Xisbiga Talada haya ee UDUB oo maanta si rasmi ah isugu soo baxay fagaarayaasha Ololoha ee Wadanka oo dhan.

Last Updated on Thursday, 03 June 2010 18:33
 
Wakhtiga Ololaha Doorashada Madaxtooyada oo lagu dhawaaqay PDF Print E-mail
Written by eMAGAZIN   
Saturday, 29 May 2010 17:08

Commisioner SpokesmanHargeysa (Hoobaan Media)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay waqtiga uu furmayo ololaha xisbiyada siyaasadda ee ku loollamaya doorashada Madaxtooyada ee u qoondaynsan 26-ka bisha June.


Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka Md. Maxamed Axmed Xirsi (Geelle) oo shir jaraa´id ku qabtay Huteelka Imperial ee Magaalada Hargeysa, ayaa shaaca ka qaaday in ololaha xisbiyada ee doorashadu uu bilaabmayo 3-da Bisha June oo ah maalinta Khamiista ee toddobaadkan.

Last Updated on Saturday, 29 May 2010 17:26
Read more...
 
Madaxweyne Rayaale oo Xilal Magacaabay, Xeerar kala Duwana Qaarna Ansixiyey Kuwo kalena Golaha Wakiillada ku Celiyey PDF Print E-mail
Written by eMAGAZIN   
Monday, 31 May 2010 22:41

Hargeysa (HM)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa afar wasiir oo isugu jira wasiiru-dawlayaal iyo ku-xigeeno magaabay, isla markaana soo saaray digreetooyin uu ku dhaqan geliyey xeerka wax-ka-beddelka doorashada, halka uu dib ugu soo celiyey Golaha Wakiillada xeerka Miisaaniyadda.

Warsaxaafadeed laga soo saaray Madaxtooyada oo Madaxweynuhu ku magacaabay koox wasiiro ah, ayaa isagoo dhammaystiran waxa uu u qornaa sidan:



Last Updated on Monday, 31 May 2010 22:48
Read more...
 
Shirkadda Daallo oo Dib u habayn ka dib bilaabay duulimaadyadeedii caadiga ahayd PDF Print E-mail
Written by eMAGAZIN   
Thursday, 20 May 2010 12:20

Hargeysa (Hoobaan.net)– Shirkadaha DIyaaradda ee Daallo Airlines ayaa dib u bilawday duulimaadyadeedii caadiga ahaa ka dib markii ay muddo dib habayn ku jirtay.

Sida lagu sheegay Warsaxaafadeed ka soo baxay Shirkadda Daallo Airlines, xafiiskeeda magaalada Hargeysa, duulimaadkii ugu horeeyay waxa ay shirkadda Daallo 17-18 ku tagtay dalka Boqortooyadda Sucuudi Carabiya, waxaanay duulimaadyadeedeedii isku xidhka wadamada Geeska Afrika ee Somaliland, Djibouti Somalia  iyo dunida inteeda kale si rasmi ah u bilaabaysaa 3-da bisha June 2010, xilligaasi oo Insha Allaah ay dhammaanba adeeggii duulimaadyada ee Xamuulka (Cargo) iyo Rakaabka (Passangers) ay rasmi ahaan u bilaabmayaan.

Read more...
 
«StartPrev12345678910NextEnd»

Page 1 of 10
Banner
Copyright © 2010 hoobaan.net. All Rights Reserved.
Joomla! is Free Software released under the GNU/GPL License.
 

Yaa Online ah

We have 1 guest online

Polls

Xisbigee Codkaaga siin lahayd?
 

Ogaysiis

Featured Links:
Hoobaan!
Hoobaan! The first Internet Cafe in Somaliland Capital.
eMAGAZIN
eMAGAZIN, Somali News Archive and the first electronic Newspaper.
Hargeisa Readers Club (HRC)
You’re invited! Naadiga Akhriska Hargeysa, waxay kugu martiqaadayaan Falanqaynta Buuga Bisha oo lagu qaban doono Emperial Hotel.
Friday Market
For all your Online Shoping in Somaliland.